Songs daily Stream
Детали канала
Songs daily Stream
Daily Stream is a music and radio Dramas mixed on Heybad Radio, tune in and enjoy!
Недавние эпизоды
21 эпизодов 
            Milgo, Codkii Nimcaan Hilaac
Milgo waa mid ka mid ah heesaha macaan ee uu ku luuqeeyo, fanaanka da'da yar ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac, waxeey heestu soo baxday sanadka 2021-...
 
            NINKA RUUNKA UROON: AWEYS QAMIIS CABDALLA MABUUSE
Heestan waxaa la qaaday 80;naadkii waxeyna ka mid ahayd riwaayaddii caan baxday ee banaadiriga ahayd, ee GABARTII LA AROOSAY, GUURKEEDA LABAAD.
 
            Guddoodi, Xasan Aadan Samatar 1986 (Riwaayaddii Wadnuhu Wadar Kama Dhaxeeyo
 
            BARKHAD, codadkii Faarax Guuleed & Khadiijo Maxamuud Qalanjo
 
            Minankiinii, (AUN) Maxamed Suleymaan Tubeec & (AUN) Xaliima Khaliif Magool
 
            Guuraan kaa rabaa, Aweys Khamiis Cabdalla Mabuuse
Heestaan Guur aan kaa rabaa, waxeey ka mid tahay heesana banaadiriga ah waxaa ku luuqeeya Fanaanka iyo Abwaanka Weyn ee Aweys Khamiis Cabdallah Mabuus...
 
            Sahra, Bashiir Cali Xuseen
Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka...
 
            Kaalay Kaalay, Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye
Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay...
 
            Heyna kala walwaalin, (AUN) Seynab Cabdullaahi Boostaale HINDHISO & Saciid Khaliif Cali
Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid...
 
            Murgoodee, Siteey Maxamed Sheekh (Qosol-Wanaag)
Heybad Radio, is an internet radio, based at Birmingham, West Midlands with it's twin broadcaster Digital Television, Heybad Television.
 
            Waasiilo la'aan, Maryan Naasir & Axmed Shariif Killer (AUN)
 
            Faadumo, Shimaali Axmed Shimaali
Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada. 
Codka: Shimaali Axmed Shimaali
Miraha: Cabdalla Nuuradiin Axmed (Qaysar) (AUN)
 
            Dhamac Kalgacal, Xuseen Yuusuf Tarabi & Maryan Mursal Ciise
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaalada
 
            Meys heli karraa: (AUN) Maxamed Nuur Giriig & (AUN) Faaduma Axmed
Heybad Radio, qeybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaalada.
 
            Dhaqtar bey su keen qoray, Maxamed Cali Burci
Heybad Radio, qeybta madaddaalada, fanka iyo suugaanta.
 
            Gari Ma kaa baxdaa, Saalax Qaasim,Amina Cabdulaahi, Sahra Axmed, Xasan Adan, Cadar Axmed, Dhabarloow.
 
            Xaraarugee, Maryan Naasir cali
 
            Wadnaheygiyoow, Saada Cali Warsame (AUN)
Heybad Radio, qeybta madadaalada, fanka & sugaanta.
 
            Isreeb, Axmed Shariif Killer (AUN) & Maryan Naasir Cali
ku soo dhowaada Heybad Radio iyo gudbintii barnaamijka Daily Stream (Malinle dareera) oo ah barnaamij madadaalo oo isgu jira heeso, gabayo, sheekooyin...
 
            Kheyrto, Siteey M. Sheekh & Axmed Shariif Killer (AUN)
ku soo dhowaada Heybad Radio iyo gudbintii barnaamijka Daily Stream (Malinle dareera) oo ah barnaamij madadaalo oo isgu jira heeso, gabayo, sheekooyin...
 
            Maseyr, Faarax Siidoow Faarax & Siteey Ma-noogto
ku soo dhowaada Heybad Radio iyo gudbintii barnaamijka Daily Stream (Malinle dareera) oo ah barnaamij madadaalo oo isgu jira heeso, gabayo, sheekooyin...